Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u soo xiray Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

 

Sabti: April 30, 2022

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cisman Abuukar Dubbe ayaa caawa soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka

Warbaahinta Qaranka oo sanadkan ay ka qeyb galeen 30 degmo oo ka kala tirsan gobollada dalka oo ay ugu badnaayeen degmooyinka Gobollka Banadir, iyadoo sanadkii 2aad oo xiriir ah ay taabagelisay Bangiga IBS.

Munaasabadda xiritaanka tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka waxaa ka kaloo ka qeyb galay guddiga tartan cilmiyeedka, Ku-simaha Agaasimaha telefishinka Qaranka, Agaasimaha Radio Muqdisho iyo xubno kale

OFFice Nairobi kenya