Boqor Salmaanka Sucuudiga oo isbitaal ku nasanaya

: May 9, 2022

Boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in boqorka dalkaasi Boqor Salmaan la dhigay isbitaalka Boqor Feysal ee Riyadh, halkaas oo lagu sameeyay baaritaano kala duwan, natiijadana ay noqotay mid caafimaad qab ah.

Balse dhaqaatiirta ayaa go’aansaday in ay boqorka kusii hayaan isbitaalka, si baa la yiri uu ugu nasto meesha.

Boqor Salmaan ayaa hadda jira 86 sano.

.

Office Nairobi Kenya