Feysal Cali Waraabe : Xaley waan ku dhafray doorashada Soomaaliya

Isniin: May 16, 2022

Guddoomiyha xisbiga mucaaradka ee UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sheegay in xaley uu soo jeediyay si uu ula socdo natiijada doorashada.

“Aniga oo waligey daawan doorashada Muqdisho, xaley baan soo jeeday ilaa inta u dambeysay” ayuu yiri Feysal CalI Waraabe.

Office Nairobi Kenya