Xildhibaanada Aqalka Congresska Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud

Isniin: May 16, 2022

Xildhibaanada Aqalka Congresska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed.

“Dalka wuxuu u bahaan yahay dhammaantiin si aad uga wadashaqeysaan sidii looga gudbi lahaa xasiloonida darrada”

Ilhaan ayaa farriinta ay ugu hambalyeeyeneysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya soo dhigtay barteeda Twitter-ka.

Office Nairobi Kenya