Ruushka oo qaaday weerar milatri oo ka dhan ah ree galbeedka


Sabti: May 21, 2022

Ruushka ayaa sheegay inuu duqeyn ku burburiyay saanad hub ah oo ay dalalka Galbeedka ugu deeqeen Ukraine, xilli uu duullaanka waddankaas galay todobaadkii 12-aad.

Dhanka kale, Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dibloomaasiyadda ay tahay xalka keliya ee lagu soo afjari karo colaadda.

Cidamadda Ruushka ayaa si buuxda ulawareeegay gacan kuhaynta magaaladda istraatiijiga ah ee Mariupol, waxaana sidookale isdhiibay cidamadii Ukraine ee halkaa kadagaalamayay.

Office Nairobi kenya