Ra’iisul wasaare Sweden oo ka jawaabeysa sheegashada Turkiga ee ah inay “hawlgalayaan” ururada argagixisada


Arbaco: May 25, 2022

Ra’iisul wasaare Sweden Magdalena Andersson iyadoo ka jawaabeysa sheegashada Turkiga ee ah inay “hawlgalayaan” ururada argagixisada ayaa sheegtay in wadankeeda usan maalgilinin ururada argagixisada.

Turkiga ayaa ka soo horjeeda in Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, iyagoo ku eedeeyay inay gabaad siiyan xubno ka tirsan (PKK) oo ay u arkaan urur argagixiso iyo taageerayaasha Fethullah Gulen, oo Ankara ay ku eedeysay inuu ka dambeeyay isku daygii afgambi ee 2016-kii.

Wakiilada Sweden iyo Finland ayaa maanta la kulmaya madaxda Turkiga si ay ugala hadlaan codsigooda ku biirista NATO

Office Nairobi Kenya