Xildhibaan Mahad Salaad Oo loo Magacaabay Agaasimaha NISA

Muqdisho | May 26, 2022 | QOL –

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ee khamiislaha ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo loo magacaabay Mudane Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad.

Ansixitan ayaa timid kadib soo jeedin ka timid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaan Mahad Salad oo sida la og yahay ka mid ah saaxibadada ugu dhow dhow Maxamweyne XAsan Sheekh kana mid ah xubin aad u firfircoon ee Xisbiga UPD.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.