Magaalada Hargeysa waxa lagu arkayaa gaadiid ururinaya Taayarada xumaaday dhex yaalla suuqyada


Arbaco: June 8, 2022

 

Magaalada Hargeysa waxa lagu arkayaa gaadiid ururinaya Taayarada xumaaday dhex yaalla suuqyada iyo goobaha goobaystayaasha (banjarlayaasha).

Weli ma cadda sababta dowladda u ururinayso taayarada balse arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli mucaaradku ku baaqeen mudaharaado.

Wararka qaar ayaa sheegaya in xukuumaddu la hortegayso in Taayaradan loo adeegsado mudaharaadada mucaaradka.

.

Office Nairobi Kenya