Gudoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Afgooye Bashiir Barre June 11, 2022 Posted in WARARKA MAANTA Share: XFacebookPinterestLinkedin Wasiirka Wasaaradda ariimaha Gudaha KGS ayaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye u magacaabay Mudane Cabdulaahi Maxamed Cusmaan Hiraabe,iyadoo xilka laga qaaday Gudoomiyihii hore ee degmada Afgooye Abuukar Maxamed Muudey. Author: Bashiir BarreXafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________