Shiinaha oo uga digay Maraykanka in isku-day kasta oo uu dal madaxbannaan ugu aqoonsayo Taiwan


Sabti: June 11, 2022

Shiinaha ayaa uga digay Maraykanka in isku-day kasta oo uu dal madaxbannaan ugu aqoonsayo Taiwan ay horseedi doonto in xukuumadda Beijing ay qaado tallaabo milateri.

Wasiirka gaashaandhigga Shiinaha Wei Fenghe ayaa digniintaa jeediyay kadib kulan uu la yeeshay dhiggiisa Maraykanka, Lloyd Austin oo ka qeybgalaya kulanka amniga Aasiya ee ka socda dalka Singapore

Office Nairobi Kenya