Axad: June 12, 2022
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ardayda jaamacadaha UK kala hadlay aaladda Zoom-ka.
Wuxuu kahadlay waxyaabo badan, laakiin wuxuu sheegay in Ukraine aysan ku wareejin doonin Ruushka wax dhul ah , wuxuuna ka hadlay qorshaha dib u dhiska Ukraine mustaqbalka.
.
Office Nairobi kenya
