Sarkaalad sare oo horay oo ka tirsaneyd Qaramada Midoobay oo ku baaqay in la baaro Musuqa ka dhex jira Hay’ada gudaheeda

Talaado: June 21, 2022

Sarkaalad sare oo horay oo ka tirsaneyd Qaramada Midoobay ayaa ku baaqeysa in la sameeyo guddi madax-bannaan oo baara eedaha ku saabsan xadgudubka galmada iyo musuqmaasuqa ee ka jira hay’adda.

Purna Sen, oo Qaramada Midoobay u qaabilsanayd wax ka qabashada xadgudubyada galmada ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la sameeyo baaritaan degdeg ah.

Qaramada Midoobay ayaa BBC-da u sheegtay in ay si joogto ah u xoojisay in aan loo dulqaadan karin dhibaatooyinka ka dhasha galmada.

Office Nairobi Kenya