Ciyaaryahanka Sadio Mane oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Bayern Munich ee ka dhisan Jarmalka.

Arbaco: June 22, 2022

Ciyaaryahanka xulka qaranka Senegal Sadio Mane ayaa si rasmi ah maanta ugu biiray kooxda Bayern Munich ee ka dhisan Jarmalka.

Liverpool ayaa £35m lacagta giniga ah ku iibisay Mane, wuxuu Bayern Munich la galay saddex sanno oo heshiis ah uu kooxdaas kula sii joogayo.

Sadio Mane, intii uu u dheelayay Liverpool wuxuu u dhaliyay goolal gaaraya 120 halka uu kooxda ka caawiyay 38 gool.

Office Nairobi Kenya