Laftagareen oo Amara dul dhigay Siyaasiyiinta Koonfurgalbeed ee la kulmay Mukhtaar robow

Sabti: June 25, 2022

Maamulka Cabdicasiis Lafta-gareen ee Koonfur Galbeed ayaa mamnuucay in shirar siyaasadeed lagu qabto deegaanada uu ka arrimiyo, wuxuuna maamulku shaaciyey inay jiraan siyaasiyiin ‘doonaya inay qalqal siyaasadeed geliyaan gobolka.’

Wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba ayaa sheegay in cidna aan laga ogolaa doonin falal amniga ka baxsan, isagoo sheeciyey in siyaasiyiinta qaar ay ku mashquulsan yihiin qalqal gelin, sida uu hadalka u dhigay.

Office Nairobi Kenya