Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ururka haweenka Degmada dhoobley

Talaado: June 28, 2022

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, ayaa maanta la kulmay ururka haweenka ee Degmada Dhoobley.

Haweenka Degmada Dhoobley oo dadaalo badan ku bixiyay dib u soo celinta bilicda magaaladda laf-dhabarna u ah bulshada ayaa Madaxweynaha Jubaland waxa ay oga warbixiyeen howlaha ay ka qabtaan Degmada, baahiyadkooda iyo hormarada ay hiigsanayaan xiligan.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeeyntii u mahadceliyey ururka haweenka Degmada Dhoobley dadaalada ay ku bixiyeen hormarka deegaanka

.Office Nairobi Kenya