Aqalka Cad oo war ka soo saaray Xaalada caafimaadka madaxweynaha Maraykanka Biden

Sabti: july 23, 2022

Aqalka Cad ayaa sheegaya in astaamaha fudud ee xanuunka Covid-9 ee laga helay Madaxweyne Biden ay soo hagaagayaan.

Biden oo shir la galay la taliyeyaashiisa dhanka dhaqaalahaa ayaa u muuqday mid xaaladdiisa caafimaad ay wanaagsn tahay, waxa uuna u sheegay inuu haatan wanaagsan yahay. Toddobaatan iyo sagaal jirkan ayaa si buuxda ayaa looga tallaalay xanuunka Covid-19.

Office Nairobi Kenya