Galmudug oo soo Bandhigtay Hub ay Alshabaab kasoo Furteen

Khamiis: AUGUST 4, 2022

Ciidmada  Galmudug iyo kuwa xooga dalka somaliyeed oo  soo bandhigay hubkii shalay deegaanka bukure loogu soo furtay maleeshiyada argagexesada alshabaab.

Saraakiisha ayaa sheegay in hubka ay kaga soofurteen howlgalkii qorsheeys naa ee deegaanka bukure ee hoostaga degmada matabaan ee katirsan gobalka hiiraan

Xasan faarax oo kamid ahaa saraakiisha horkaceeysay howlgalka soona bandhigay hubka laga soofurtay haraadiga maleeshiyada alshabaab ayaa sheegay inay siiwadayaan howlagadala kadhanka maleeshiyada argagexesada alshabaab.

Hubkan laga soo furtay maleeshiyada  alshabaab ayaana lagu soo bandhigay degmada matabaan ee katirsan gobalka hiiraan

Office Nairobi Kenya