Dad ku dhintay rabshado ka dhacay magaalada Hargaysa ee Somaliland

Khamiis: AUGUST 11, 2022

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena wey ku dhaawacmeen dibadbaxyo maanta ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland oo ay oogayeen taageerayaasha xisbiyada mucaaradka.

Dibad baxyada oo ay mucaaradku qaban-qaabineyeen muddo ayay ku dalbanayeen in doorashada Somaliland lagu qabto waqtigeeda bisha November.

sidoo kale Intii ay banaanbaxyadu socdeen waxaa go’ay khadkii Internet-ka Somaliland. Waxaana haatan dib u soo laabtay khadkii Internet-ka.

Office Nairobi Kenya