Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Khasaare ka dhashay hoobiyeyaal lagu garaacay magaalada Muqdisho

 QOL Contributor  August 20, 2022  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

Sabti: AUGUST 20, 2022

Xaafadda Xamar Jajab, ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu garaacay hoobiyeyaal.

Waxaa ku dhaawacmay 19 qof, sida uu BBC-da u xaqiijiyey Mucaawiye Muudeey, oo guddoomiyaha degmadan.

Dhaawacyada ayaa loo kala qaadey isbitaalada magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

22 milyan dad gaaraya oo qarka u saaran macaluul Geeska Afrika →
← Kulankii Golaha Shacabka ee maanta oo la baajiyay
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com