Taageerayaasha Odinga oo isugu soo baxay Maxkamada sare ee Kenya iyo rabshado halkaas ka bilawday goor dhawayd.

Isniin: AUGUST 22, 2022

Taageerayaasha siyaasiga dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa waxay isugu soo baxeen banaanka dhismaha maxkamadda xilli kooxdiisa sharciyaqaanada ay isku diyaarinayaan in ay gudbiyaan dacwad ka dhan ah natiijada doorashada madaxweynaha.

Sidoo kale Boqolaal ka tirsan Ciidamadaka hor taga Rabshadaha ayaa la geeyay halkaas, waxaana Maxkamada Milimali ka soccda haatan Rabshado maadaama goor dhawayd halkaas la geeyay dac wad ka dhan ah Madaxweynaha la doortay William Ruto

Office Nairobi Kenya