Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Dabbaaldegyo ka socda magaalada Eldoret kadib go’aanka maxkamadda Kenya ilaa xalay

 QOL Contributor  September 6, 2022  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

Talaado: SEPTEMBER 6, 2022

Shacabka ku nool magaalada Eldoret ee gobolka Rift Valley ayaa dabbaldegyo ka dhigaya halkaas kadib markii maxkamadda sare ay laashay dacwaddii Raila Odinga.

Magaaladan waxaa ku xooggan taageerayaasha madaxweynaha la doortay William Ruto.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Liz Truss oo noqoneysa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK →
← RW Xamse oo Ganacsatada kala shiray Gurmadka Abaaraha
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com