Hormuud Salaam Foundation oo shaqo u abuuraysa kun dhallinyaro somali ah QOL Contributor September 6, 2022 Posted in WARARKA MAANTA Share: XFacebookPinterestLinkedin Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo hoostagta shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo Bankiga Salaam ayaa waxay magaalada Muqdisho ka furtay mashuuc xirfad iyo shaqo loogu abuurayo kun dhallinyaro ah oo la barayo kaxeynta mootada, cillad bixinteeda iyo isticmaalka Google maps-ka.Dhallinyaradan ayaa markii ay tababarka dhameystaan waxay ka shaqeyn doonaan shirkad maxalli ah oo ka howlgasha caasimadda dalka. Office Nairobi Kenya Author: QOL Contributor