Xafladda dhaarinta maxadweynaha la doortay ee Kenya oo ka socota Kenya

Talaado: SEPTEMBER 13, 2022

Waxaa dhawaan la filayaa in xilka madaxweynaha Kenya loo dhaariyo William Ruto oo dhawaan la doortay.

Waxaa garoonka ay ka dhaceyso caleemo saarka madaxweynaha ku sugan kumanaan qof.

Waxaana sidoo kale caleemo saarka ka qeybgalaya madaxweyne ka socota Afrika iyo mas’uuliyiin kale oo caalami ah.

.

Office Nairobi Kenya