Madaxweyne Mustafe Cagjar oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda

Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa wasiir ku-xigeeno cusub u magacaabay Xafiisyada kala duwan ee Wasaaradaha DDS.

Xubnaha uu kala magacaabay ayaa ka ah

Xafiiska nabadgalyada

  1. Mudane Maxamed Maxamuud Aadan

Xafiiska waxbarashada

  1. Mudane Maxamed Muuse Guure
  2. Mudane Guuleed Axmed Cali
  3. Cumar Aadan Xasan

Xafiiska maraynta Khatarta

  1. Mudane Bashiir Xuseen Cilmi

Xafiiska Xoolaha.

Office Nairobi Kenya