Hogaamiyeyaasha afgembiga kula wareegay Burkina Faso oo taageerayaashooda ugu baaqay inay is dejiyaan.

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dibbadbaxyada ay ka hordigayaan safaraadda Faransiiska .

Gelinkii hore ee maanta ayaa ciidamada Ammaanka waxay qiiqa dadka kaga ilmeysiiya u adeegsadeen dad ku bannaanbaxayey duleedka safaaradda Faransiiska .

Dadkan dhigayey dibadbaxyada ayaa ah taageeyaraasha Captain Ibrahim Traore oo maalinimadii Jimcaha ku dhaawaaqay in uu yahay hoggaamiyaha cusub ee dalkaa , kaddib inqilaabkii labaad ee dalkaas ka dhacay sanadkan gudihiisa .

Office Nairoibi Kenya