Al Shabaab oo hubeesay Odayaal ay ku sheegtay Beesha Abgaal kuna dhawaaqay Dagaal kuna dhawaaqeen Dagaal lala galo Madaxweyne Xasan shekh

Talaado: OCTOBER 4, 2022

Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa kulan ku yeeshay odayaal kasoo yeeda beesha Abgaal oo taageersan Al Shabaab ,kuwaa oo kulanka kaddib ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh.

Imaam Maxamuud Xaaji Xaamud oo ah Imaamka Al Shabaab u magacaabeen beesha Abgaal, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in diyaar u yihiin in ay dagaal la galaan dowladda iskana difaacaan duullaamka kusoo wajahan.

Office Nairobi Kenya