Ruushka oo “bulshadooda u diyaariyaan” isticmaalka suurtagalka ah ee hubka nukliyeerka

Sabti: OCTOBER 8, 2022

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in saraakiisha Ruushku ay bilaabeen in ay “bulshadooda u diyaariyaan” isticmaalka suurtagalka ah ee hubka nukliyeerka, laakiin waxa uu intaa ku daray in aanu rumaysnayn in Ruushku diyaar u yahay isticmaalka hubkaas.

Wareysi uu siiyay BBC-da ayuu madaxweyne Zelensky ku beeniyay in uu ku baaqay in la weeraro Ruushka, isagoo ku andacoonaya in hadal hore loo turjumay.

Office Nairobi Kenya