Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe

.

Talaado: OCTOBER 18, 2022

Wararka ayaa sheegaya in xubno kasocda beesha caalamka ay maanta ku wajahan yihiin magaalada Garowe kuwaas oo qiimeynaya hanaanka doorashada qof iyo cod ee la doonayo in laga qabto Puntland

Qaarkamid ah saamileyda siyaasada ayaa dhankooda aad u diidan qabashada doorasho toos ah waana sababta keentay xiisada ka taagan Garowe

Sidoo kale xaalada magaalada garoowe ayaa  kacsan saakay, waxayna siyaasiyiinta ka soo hor jeeda Deni sheegeen in uu rabo mudo kororsi.

Office Nairobi Kenya