War kasoo kordhay nin Soomaali ah oo dad ku dilay Jarmalka

Khamiis: OCTOBER 20, 2022

Nin Soomaali ah, ayaa dad ku laayey dalka Jarmalka. Ninkani, ayaa haatan waxaa lagu dabiibayaa isbitaalka ku yaalla dalkani, iyadoo maxkamad ay amartay in lasoo xiro.

Axmed Kadiye, oo in muda ah ku noolaa Jarmalka, isla markaana u dhaq dhaqaaqa arrimaha bulshada, ayaa uga waramey wariye Said Hassan Anteno, waxa la og yahay ee ku riixay ninkan Soomaaliga ah inuu ku kaco falka dilka ah?

Office Nairobi Kenya