Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka qeyb ka Noqday Gurmadka Dhiig Shubista

Axad: OCTOBER 30, 2022

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray Isbitaalka Ex-Digfeer,Si ay ugu qeyb qataan Gurmadka Dhiig Subista ee ka socda guud ahaan Caasimada Muqdisho.

Khawaarijta ayaa isku dayaya inay ka aarsadaan Shacabka kadib markii Jab-Weyn kasoo gaaray dagaalada lagula jiro.

Tanni ayaa caddeen u ah jabka gaaray Khawaarijta.Oo iskugu soo arruuray Qarax.

Shalay ayay aheyd markii Qaraxyo laba ah ay ka dhaceen Isgooska KM5 ee Magaalada Muqdisho,Waxaan ku waxyeloobay dad shacab ah, oo u badnaa dadka danta yar.

 Office Nairobi Kenya