Meydad hor leh oo laga soo saarey goobihii ay ka dhaceen qaraxyada

Axad: OCTOBER 30, 2022

Meydad horleh ayaa laga soo saarayaa burburka goobihii ay ka dhaceen qaraxyada shaley ee magaalada Muqdisho.

Kooxaha gargaarka degdegga ah, ayaa wadey illaa iyo shalay baaritaanka bal iney dad un ku hoos jiraan burburka goobihii ay ka dhaceen qaraxyada.

Dhanka kale, dad tiro badan ayaa shubaya dhiig, si looggu shubo dhaawacyada faraha badan ee yaalla isbitaalada magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya