Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Lafta Gareen oo dalab cults u gudbiyey howlgalka ATMIS

Talaado: NOVEMBER 15, 2022

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay saraakii sar sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS ee ka socda Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa goobjoog ahaa taliyaha ciidanka Booliska, qeybta gobolka Baay iyo taliyaha saldhigga degmada Baydhabo, ayada oo diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidoo kale xoojinta taageerada ay ATMIS siiso maamulkaasi.

Office Nairobi Kenya