Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Oo Ku Dhawaaqay dib u heshiisiin Jawaab Celintiisa Looga Fadhiyo Siyaasiinta KGS Bashiir Barre November 19, 2022 Posted in WARARKA MAANTA Share: XFacebookPinterestLinkedin Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka ka dhex jira bulshada ku dhaqan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Author: Bashiir BarreXafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________