Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo xalay gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo

Sabti: december 17, 2022

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Senator Cabdullahi Fartaag ayaa  xalay  gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo saacadihii lasoo dhaafay loo diidanaa.

Galabta ilaa fiidkii hore ee caawa waxaa Doolow ka taagneyd xiisad ka dhalatay hor istaag lagu sameeyey masuuliyiintaas oo dooneysay inay gudaha u galaan magaalada.

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Senator Cabdullahi Fartaag ayaa caawa gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo saacadihii lasoo dhaafay loo diidanaa.

Galabta ilaa fiidkii hore ee caawa waxaa Doolow ka taagneyd xiisad ka dhalatay hor istaag lagu sameeyey masuuliyiintaas oo dooneysay inay gudaha u galaan magaalada.

Office Nairobi Kenya