Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay guulaha Amniga iyo Qorshaha 2023

 Isniin: January 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee  guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka .

Wuxuu sheegay in  hiigsiga sanadka 2023-ka uu  noqon doono sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad.

sidoo kale Wuxuu  ka hadlay qorshaha dalka looga saari doono ciidamada Nabad ilaalinta ee Amisom.

Office Nairobi Kenya