Degmooyin ka tirsan Puntland oo la filayo in oo ay ka bilaabato diiwaangalinta dadweynaha dooranaya golayaash deegaanka

Khamiis: January 5 2023



Waxaa Maanta lagu wadaa in 17 degmo oo Puntand ah ay ka bilaabto diwaangelinta Codbixiyaash golayaash deegaanka degmooyinkaasi.

iyada oo sida la sheegay diwaan gelintaas laga samaynayo saddex gobol oo ka mid ah kuwa Puntland.

Waxaa jirta in qaar ka mid ah ururada siyaasadda aaney ku qanacsaneyn sida wax u socdaan.

Office Nairobi Kenya