Dowladda Britain oo sheegtay in taangiyada dagaalka ay u direyso Ukraine si ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah Ruushka.

Sabti: January 14 2023

Britain ayaa sheegtay in taangiyada dagaalka ay u direyso Ukraine si ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah Ruushka.

Ra’iisul Wasaaraha UK, Rishi Sunak ayaa xaqiijiyay inay Ukraine ay siinayaan taangiyada dagaalka ee nooca Challenger 2 xilli uu khadka teleefoonka ay ku wadahadleen madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, sida uu xaqiijiyay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Office Nairobi Kenya