Erdogan oo ka dalbaday Sweden iyo Finland inay u soo gacan geliyaan 130 qof

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kadib markii ay isaga baxeen Ururka Al-Shabaab.

Ciidanka ayaa hadda baaritaan ka wada xaafadaha degmada, halkaas oo muddo sanado ah ay maamulayeen Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur jakaarta ayaa xaqiijiyay qabashada degmadw Xaradheere.

Ciidamo aad u farabadan oo katirsan kuwa dowlwdda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa kusii qul qulaya degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, kuwaas oo doonaya inay isku fidiyaan degaannada kale ee Gobolka Mudug.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________