Dagaal Culus oo goor dhawayd Ka Qarxay Duleedka Degmada Xarardheere afaafka hore ee deegaanka Jowla..

 

Sabti: January 21, 2023 

 

Dagaal  Culus oo ay Garab socodaan Duqeymo ayaa ka Socoda degaano hoos yimaada degmada Xarardheere iyo deegaanka Jowla, dagaalka ayaa hadda ka socdo Beer Faarax oo hoos tagta Jowla.

waxaana dagaal qorsheysan halkaas ku qaaday ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka oo is garabsanaya.

Madax ka tirsan Galmudug iyo Dowladda dhexe ayaa ku sugan Gobta Dagaalku ka Socodo,

Waxaana labada dhinac isku adeeg sanaya Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Alshabaab ayaa Shalay Weerar Culus ku Qaaday Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud.

Office Nairobi Kenya