Mareykanka oo talaabo hor leh ka qaaday kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka ee Wagner

Sabti: January 21, 2023 

 

Mareykanka ayaa cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogaya kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka, ee Wagner, wuxuuna ku tilmaamay urur dambiilayaal ah.

Mareykanka wuxuu kooxdan ku eedeeyay in ay xasuuq ka geysteen dalka Ukraine iyo meelo kale.

Office Nairobi Kenya