Hoggaamiyaha dowladda militariga ah ee Burkina Faso oo ka hadlay Xiriirka kala dhaxeeya Fransiiska

Axad: February 5, 2023 



Hoggaamiyaha dowladda militariga ah ee Burkina Faso,Kabtan Ibrahim Traore, ayaa beeniyay inuu xiriirka diblomaasiyadeed u jaray dalka Faransiiska.

Wararka ayaa sheegaya in xiriirka hadda Paris iyo Burkina Faso u dhexeeya uu yahay mid liita.

Ciidamada Faransiiska ee dagaalka kula jira kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama dalka Galbeedka Afrika ayaa laga saarayaa dalkaasi.

Office Nairobi kenya