Isniin : February 6 2023
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa sheegay in uu jiro heshiis lala galay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo ah in hubka ay reer galbeedku siiyaan Ukraine aan loo adeegsan doonin dhulka Ruushka gudihiisa.
Mr Scholz ayaa difaacay go’aanka Jarmalku uu Ukraine ugu dirayo taangiyada, isagoo sheegay in Ruushku uu ku xadgudbay nabadda Yurub.
Office Nairobi kenya
