Madaxweyne Xasan oo ka hadlay qorshaha dib u dhiska ciidanka booliska

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalayeeyey xubnaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo maanta u dabbaaldegaya sannadguuradii 80-aad ee aasaaska ciidanka.

Madaxweynaha, oo hadal ka jeediyey munaasabadda, ayaa faah-faahin ka bixiyey qorshaha dawladda ee dib u dhiska ciidanka booliiska Soomaaliya.

Xuseen Barre ayaa warbixintan soo jeedinaya.

___________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.