Baaxadda ay daadadka u gaysteen dhul beereedka Soomaaliya

BELEDWEYNE — 

Waxaa soo baxaya baaxadda waxyeellada ay roobabka iyo fatahaadaha dhowaan ka dhuftay gobollo dalka ah oo uu ka mid yahay gobolka Hiiraan ay u gaysteen dhul beereedka.

Heerka ay gaarsiisan tahay waxaeellada ayaa weriyahayaga Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uu nooga soo diray warbixintan.

Xigasho: VOA

____________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.