Dowladda Soomaaliya oo billowday dadaallo diblomaasi oo ka dhan ah is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya

MUQDISHO —  Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay qadka telefoonka kula hadlay hogaamiyayaasha dalal Carbeed oo Masar ay ka mid tahay, taasi oo Itoobiya uu kala dhaxeeyo muran ku saabsan biyo-xireenka GERD ee ay Itoobiya dhistay.

Warkii ugu dambeeyay ee arrimahan waxaa warbixintan ku eegaya Jamaal Axmed Cismaan.

_______________________________________________________________________

Xigasho: VOA

________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.