Sharciyadda is-afgaradkii Ethiopia iyo Somaliland

Sharci-yaqaannada ayaa isku maandhaafsan sharci ahaanshiyaha is-afgaradkii dhowaan magaalada Addis Ababa ku dhex maray Ethiopia iyo Somaliland.

Wariyaha VOA-da ee Hargeysa Xamse Cali Jeesto ayaa Garyaqaan Mubaarik Ismaaciil oo ah khabiir bartay cilmiga caalamiga ah ee badaha ka wareystay waxa uu xeerka caalamiga ah ee badaha adduunku ka qabo in dal aan haysan aqoonsi caalami ah uu heshiis xagga baadda ah galo.

.

.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.