Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

Jabuuri – Dowladda Jabuuti qoraal ka soo baxay ayaa lagu yiri ” Dowladda Jabauuti oo ah gudoonka wareegga ee IGAD waxa ay xaqiijinaysaa sida ay si qoto dheer u garab-taagantahay ilaaalinta madaxabanaanida dhuleed ee dalalka xubnaha ka ah IGAD, sida ay qabaan xeerarka IGAD iyo Midawga Afrika”.

Hadalkaan ayaa imaanaya, iyada oo Ethiopia ku xafgudubtay madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.