Xisbiyada Itoobiya oo taageeray is-afgaradka lala galay Somaliland

ADDIS-ABABA — Ethiopia ayaa mar kale ku celisay inay taageersan yihiin heshiiskii is-afgaradka dhinaca badda ee ay la galeen Somaliland. Golaha Iskaashiga Xisbiyada siyaasadda ee Ethiopia oo kulan ku yeeshay Addis Ababa ayaa sheegay inay ka shaqayn doonaan sidii loo hirgelin lahaa heshiiskaas.

War-murtiyeed ay ka soo saareen kulankoodaas, waxaa soo koobaya Maxamed Cabdi Sandheere.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.