Madaxweyne Xasan: Haddii Itoobiya ay hal tallaabo qaado, afar ayaan qaadaynaa

MUQDISHO — 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa uu ku sheegey in Soomaaliya aysan gacmaha ka laaban doonin haddii lagu soo xadgudbo.

Hadalkan ayaa imaanaya saacado kadib markii uu la taliyaha amniga qaranka ee ra’iisul wasaaraha Ethiopia Redwan Hussein uu sheegey in diyaar u yihiin cagajugleyn, iyo eedeyn walba oo ka soo gaarta marinka badda ee ay doonayaan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.