Diyaaradii 2aad ee u socotay Hargeysa oo ay Celisay Dowladda Soomaaliya

MUQDISHO — Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ka diwaangashan dalka Thailand.

Qoraal ay hay’adda soo saartay ayey ku sheegtay in diyaaraddan ay ka duushay magaalada Sharjah ee dalka Imaaraadka Carabta, kuna sii jeeday Hargeysa.

Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.